Etsi sanaa hakuominaisuudella, tai selaa alkukirjaimen mukaan.
Tämä sanasto käsittää sosiaali- ja terveysalan lähihoitajakoulutuksen perusopintojen sanoja. Sanastossa on selitetty eri sanat ja käsitteet mahdollisimman selkeästi. Sanaston tavoitteena on tukea eri kieli- ja kulttuuritaustaisia opiskelijoita sosiaali- ja terveysalan opinnoissa. Tämä sanasto on toteutettu Helsingin Diakoniaopiston ja Vantaan ammattiopiston, Varian yhteistyönä. Hankkeeseen on saatu Opetushallitukselta rahoitusta.
Sanasto on käännetty venäjän ja somalian kielille.
Sanastoon liittyy myös
ohjelehtinen näyttötutkinnosta sosiaali- ja terveysalalla sekä
muistilista näyttötutkintoa suorittavalle.
Voit lähettää halutessasi palautetta sanan määritelmästä selitystekstin alla olevasta linkistä.
XARUMAHA CAAFIMAADKA WAXAY OGEYSIINAYAANTalaalka hargabka doofaarka oo looyaqaan (H1N1) ee la talaalayo arda dugsiyada hoose dhexe, ardada dugsiyada sare, ardada iskuulada xirfadaha dhigata oo dhanIskuulada hoose dhexe , iskuulada dugsiyada sare iyo kuwa xirfadaha ee Helsinki waxaa laga bilaabayaa talaal la talaalayo arda iyo dhalinyarada dhigata iskuuladaas oo ah ka hortaga hargabka doofaarka (H1N1), waxaana talaalkaas la bilaabi doonaa laga bilaabo 23.11.2009. Maamulaha iskuul kastana waxaa la siin doonyaa warbixin ku saabsan wakhtiga laga bilaabi doono iskuulkiisa talaalkaas. Talaalkaas iskuuleydaas iyo ardaas la siin doono waa mid lacag la’ aan ah.
Talaalkaas waxaa laga bilaabi doonaa dugsiyada hoose, waxaana laga bilaabi doonaa ardada ugu da”da yar. Iskuulada isku meelka ku yaala (isku barxad ku yaala) ee ah dugsiyada hoose dhexe iyo sare isku mar ayaa la wada talaalayaa. Dhaktarka iskuulka iyo kalkaaliyaha caafimaadka ee iskuulka ayaa imaanaya iskuulada oo talaalaya ardadaas. Talaalkaas wuxuu qaadan doonaa sida la qiyaasey afar asbuuc, haddii ay ku filnaato oo lahelayo daawadaas talaalka.
Caruurta ka yar 16 sano waxaa loo baahanyahay in laga helo waalidkooda ama mas’uulkooda ogolaansho ku saabsan talaalkaas hargabka doonfaarkaArdada ka yar 16 sano waxaa la weydiin doonaa waalidkooda ama mas’uulkooda ogolaansho ku saabsan talaalkaas, ogolaanshahaas oo ah mid qoraal ah oo ay saxiixi doonaan. Ardada ka yar 16 sano waxaa loo qeybiyey waraaqo ku saabsan talaalkaas iyo waraaqo ogolaansho ah oo loogu talagaley waalidiintooda. Waraaqaha ogolaansha talaalkaas oo ay waalidiintu soo ogolaanayaan in la talaalo ilmahooda waxaa laga codsanayaa waalidiintu in ay ku soo celiyaan iskuulada ay cuurtoodu dhiganayaan. Warbixin dheeraad ah oo ku saabsan talaalkaas iyo foomka ama waraaqda ogolaansha ah oo ku kala qoran luqadaha (finniska, iswidhishka, ingiriisiga, soomaaliga iyo ruushka) waxaad ka heleysaan xitaa bogga internetka ee xarumaha caafimaadka (Terveyskeskusyada) www.hel.fi/tervveyskeskus >Lomakkeet>Lomakkeet.
Haddii ay dhacdo in ardeyga uu ka qeybgeli waayo talaalkaas iskuulka la isku talaalayo ardeygu wuxuu tegi karaa xaruntiisa caafimaad (Terveysasema).
Talaalkaas ardeygii la talaala waxaa la siineysaa cadeyn ku saabsan talaalkaasTalaalkaas ka dib muddo sodon daqiiqo ah ayaa la la soconayaa sida uu yahay qofkii la talaaley. Talaalka ka dibna waxaa la isa siinayaa cadeyn ku saabsan talaalkaas. Waxaana talaalkaas lagu qorayaa feylkaa-ga caafimaad ee kubuyuutarka.
Talaalkan hargabka doonfaarka ee looyaqaan H1N1 waxaa suurtagal ah in aad dareento waxa uu da-reemo qof laga talaaley hargab oo kale. Tusaale ahaan in aad dareentid in aad jirantahay oo kale ama murquhu ay ku xanuunaan ama xubnaha. Meeshii cirbida lagaaga mudey (durey) ay guduudato (casaato), ay bararto ama ay ku xanuunto. Talaalkan H1N1 waa loogu talagaley dadkoo dhan. Laakiin haddii ardeygu uu aad allerjig ugu yahay ukunta ama talaaladii hore ee hargabka uu ka dareemey allerjig (cun cun) xogasho waxaa wanaagsa in kalkaaliyaha caafimaadka ama dhakhtarka laga hadlo qaadashada talaalkan.
Talaalkan wuxuu gadaal u dhigayaa baaritaankii caafimaad ee iskuuladu ay sameyn jireenDhamaan dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaasha caafimaadka ee iskuuladu waxay ka qeybgelayaan talaalkaas. Talaalkaas waxaa la qiyaasey in uu socondoono muddo afar asbuuc ah. Xilligaas uu socdo talaalkaas baaritaan caafimaad oo iskuulada lagu sameynayo ma jiraan.
Warbixin kuu saabsan talaalka H1N1 waxaad ka heleysaan:• Iskuulka ama iskuulka qofka u qaabilsan xagga caafimaadka
• Bogga internetka ee xarumaha caafimaaadka www.hel.fi/terveyskeskus
• Bugga internetka Terveyden ja hyvinvoinnin laitoksen www.thl.fi.
|
Etsitkö kotia? Onko taloushuolia? Lue nämä ensivinkit.
NäyttötutkinnotNäyttötutkintojärjestelmä tarjoaa aikuisille joustavan tavan uudistaa ja ylläpitää ammatillista osaamista. Näyttötutkinnoissa ammattitaito osoitetaan tutkintotilaisuuksissa riippumatta siitä, onko osaaminen kertynyt työkokemuksen, opintojen tai muun toiminnan kautta. Tärkeintä on ammatin hallinta. Helsingin Diakoniaopistossa voit suorittaa kolmen eri tason tutkintoja: Ammatilliset perustutkinnotAmmatillisen perustutkinnon suorittaneilla on valmiudet siirtyä alan työtehtäviin. AmmattitutkinnotAmmattitutkinnon suorittaneilla on alan ammattityöntekijältä edellytetty ammattitaito. ErikoisammattitutkinnotErikoisammattitutkinnon suorittaneet hallitsevat alan vaativimmat työtehtävät. Voit halutessasi testata osaamistasi osoitteessa www.osaan.fi Kiinnostuitko?Helsingin Diakoniaopistossa saat sekä ohjauksen näyttötutkinnon suorittamiseen että valmistavan koulutuksen ammattitaidon hankkimiseksi. Jokaiselle tutkinnon suorittajalleJokaiselle tutkinnon suorittajalle laaditaan henkilökohtainen oppimissuunnitelma ja näyttösuunnitelma. Oppimissuunnitelmassa todetaan, miltä osin aikaisemmin hankittua ammattitaitoa tarvittaessa täydennetään. Näyttösuunnitelmassa sovitaan, mitä tutkintoon liittyviä näyttöjä antaa sekä näyttöympäristöt ja ajankohdat. |
Vapaa-aika on tärkeää ja se auttaa jaksamaan opinnoissa.
Opiskelijayhdistys HYDE ry on opiskelijoiden edunajaja ja yhteyslinkki opettajiin, rehtoriin, muuhun Diakonissalaitoksen väkeen sekä ja valtakunnalliseen opiskelijajärjestöön Sakki ry:hyn.
Opiskelijat saavat Kelalta opintotukea kulloinkin voimassaolevien ehtojen mukaan.
Oppilaitoksemme käytävillä puhutaan lähes 50 eri äidinkieltä. Maahanmuuttajakoulutustemme tavoitteena on lisätä opiskelijan valmiuksia jatko-opintoihin tai tukea kotoutumisessa suomalaiseen yhteiskuntaan. Opiskelijat opiskelevat joko maahanmuuttajille tarkoitetuissa ryhmissä tai integroituneena suomalaisryhmiin.